HARGAYSA(W,N)-Haayada Xasaradaha Aduunka Ee Magaceeda Loosoo Gaabiyo ICG Ayaa warbixin kasoo saartay hakadka ku Yimid wadahaladii Somaliland iyo Somaliland uga Socday dalka Jabuuti oo baaqday wakhtigii loogu talo galay in ay kulmaan gudiyadii farsamo ee labada dhinac.
Sidoo kale haayada ICG Ayaa talooyin usoo jeedisay laba dhinac Ee Somaliland iyo Somaliya.
HALKAN KA AKHRI WARBIXINTA AY SOO SAARTAY HAAYADA ICG OO ENGLISH AH;