WAJAALE NEWS

Wasaaradda Arrimaha Bulshada Somaliland oo ka Farxisay Boqol Caruur ah.

Hargeisa(W.N):-Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka farxisay in ka badan sagaashan caruura ah oo ka murugaysanaa sida dhigood ugala qayb qaadan lahayeen Ciida.

Madax arrimaha bulshada ee Wasaaradda ayaa boqol caruur ah oo agoona ku wareejisay dharka ciida oo u dhammaystiran taasi oo muujinaysa sida wasaarad ahaan u garab taagan yihiin caruurta .

 

boqolkan caruurta ayaa hadda la qaybsanayaa farxada ay ciida caruurta dhigooda ah ee haysta waalidinta u tabcaaya .

Exit mobile version