SWEDEN(W,N)-Safirka jamhuuriyada somaliand ufadhiya dalka Sweden Ambasador sakariye xasan wacays oo ka warbixiyay fudaydin xukuumada Somaliland ku samaysay shuruudaha looga baahan yahay dadka usafrya Somaliland xaalada xanuunka dunida saameeyay ee Covid19 owgeed
Sidoo kale Ambadasor sakariye ayaa qoysaska reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden ee usafraya Somaliland ku wargaliyay in aan shuruud lagu xidhay caruuraha ay wataan ee da,doodu tahay 18sano jirka isagoo sheegay in dhamaan amarada ay gaadhsiiyeen shirkadaha diyaaradaha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;