WAJAALE NEWS

Ololaha Doorashada Oo Maanta Dalka Si rasmi Ah Uga Bilaabmay Iyo Xisbiyga Ucid Oo Wacdaro Ka Dhigay Fagaarayaasha.

HARGAYSA(W,N)-Guuud ahaan dalka Somaliland ayaa waxaa maanta sirasmi ah uga bilowday olalaha doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka oo qabsoomi doona 31may ee bishan.

Xisbiga ucid oo maanta ulahaa ololaha ayaa isku soo bax balaadhan ka sameeyay guud ahaan gobolada iyo degmoodiyka dalka.

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa magaalada burco kaga qaybgalay olaha doorashada ee xisbiga halkaasi oo bushada reer somliland udiray fariimo isbarkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version