WAJAALE NEWS

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha deegaanka Gabiley oo Maayarka Gabiley ku Eedeeyay Musuq-maasuq

Gabiley (W,N)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa waxa ay eedo culus u soo jeediyeen Maayarka Gabiley Maxamed Amiin Cumar iyagoo ku eedeeyay in uu musuq maasuqii ugu balaadhnaa galay intii uu ku fadhiyay kursiga Maayarnimo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version