Doorashooyinka soo socda ee maalmuhu ka hadheen hadii aynu odorosno aqlabiyada waxa leh axsaabta mucaaridka ah , waliba xisbiyada kulmiye iyo Waddani way isku bar-bar dhacayaan xaga tirada xildhibaanada soo baxaya oo hal ayuun bay is dheer yihiin.
Doorashada xaga gobolada marka la eegayo Xisbiga Waddani ayaa gobolada ugu badan dalka hogaamin doona sida Sool , Sanaag iyo Togdheer .
Halka Xisbiga Kulmiye uu hogaamin doono gobolada Awdal iyo Maroodi jeex oo kali ah , saaxilna waxa ay heli doonaan kuraas isku mid ah.
Kulmiye 31
Waddani 30
Ucid 21
Faah-faahinta oo goboleysan
TOGDHEER
Kulmiye 5
Waddani 7
Ucid 3
MAROODIJEEX
Kulmiye 8
Waddani 5
Ucid 7
AWDAL
kulmiye 6
Waddani 4
Ucid 3
SAAXIL
Kulmiye 4
WADDANI 4
Ucid 2
SANAAG;
Kulmiye 4
Waddani 5
Ucid 3
SOOL;
Kulmiye 4
Waddani 5
Ucid 3
Total ;;
Kulmiye 31
Waddani 30
Ucid 21
Alle ayaa sida ay noqon doonto og , ee waa sadaal aan ka sameeyey ifafaalaha ay doorashooyinku leeyihiin iyo sida ay shaqsiyan iila muuqato.
QALINKII; HOGAAMIYE Mohamed Abdi Jama “Muxamed Dhimbiil”