WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay In Wasiir Maxamed Kaahin Ka Been Abuuray Hadal Uu Warbaahinta ka Yidhi!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee waddani iyo ucid ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal wasiirka arimaha guduhu kaga been abuuray oo ahaa in ay usoo jeediyeen in  madaxwaynaha mudo kordhin loo sameeyo.

Sidoo kale xibsiyada mcuaaridka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalka wasiir kaahin.

Exit mobile version