WAJAALE NEWS

Madaxwayne Geele Oo Shacabka Magaalada Jabuuti Kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga.

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa shacabka ku dhaqan caasimada jabuuti kala qaybgalay tukashada salaada ciidul fidriga oo maanta siwayn looga oogay guud ahaan dalka jabuuti.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version