Madaxwayne Geele Oo Shacabka Magaalada Jabuuti Kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Geele Oo Shacabka Magaalada Jabuuti Kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga.
May 13, 2021 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa shacabka ku dhaqan caasimada jabuuti kala qaybgalay tukashada salaada ciidul fidriga oo maanta siwayn looga oogay guud ahaan dalka jabuuti.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS