“Somaliland Marka La Eego Reer Ahaan Ama Beel Ahaan, Inaga Ayaa Marti La Inoogu Yahay”Suldaan Daa,uud.
January 26, 2024 - Written by Editor:
Sallaxley(W,M)-Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa sheegay in beel ahaan iyaga marti logu yahay Somaliland islamarkaana aanay jirin Karin ci deegaankooga oo tidhaahda nabadgalyo daro ayaan ka samaynayaa dalka.