JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar ayaa shacab magaalada jig jiga kala qaybgalay shacabka ku dhaqan caasimada jig jiga.
Sidoo kale madaxwyne mustafe cagjar ayaa fariimo isbarkan udiray siyaasiyiinta mucaaridka iyo ciidamada amaanka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;