WAJAALE NEWS

“Doorashadani Way Dhacaysaa Waxaanan Rajaynanaa Inaad War bixin Fiican Naga Gudbin Doontaan”Gudomiye Riyo Raac.

Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka somaliland oo maanta dalka kusoo dhaweeyay korjooyaal caalamiya oo la socon doona dooradha isku sidkan ee somaliland ayaa sheegay in “Doorashadu Dhacayso iisagoo sheegay in ay  Rajaynanaa Inaad War bixin Fiican Naga Gudbin Doontaan.

 

Exit mobile version