HARGAYSA(W,N)- Gudida baadhsita xasuuqii loo gaystay shacabka somaiand ayaa ka hadlay hadal kasoo yeedhay gen cabdiraxmaan guul wade oo kamid ahaa saraakiishii amartay in la xasuuqo shacabka somailand diyaaradana lagu garaaco hargaysa iyo burco iyo goobo kale
Gudida baadhista ayaa sheegay in cabdiraxmaan guulwade qirtay xasuuqii uu gaystay i
Dhanka kale gudida baadhista ayaa dawlada maraykanka oo degenaansho siisay guulwade ka codsaday in ay maxkamada deg deg ah usoo taagto
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;