WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Biyaha JSL Oo Kormeer Ku Tagay Ceel biyood Cusub Oo Laga Hirgaliyay Deegaanka Botor Ee Gobolka Gabilay.

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland maxamed muuse diiriye oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ayaa kormeer ku tagay ceel biyood cusub oo laga hirgaliyay deegaanka botor ee gobolka gabiley kaasi oo lagu xoojin doono ceelayasha biyaha ee deegaanka oo waraabiya gabiley iyo wajaale.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version