Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ka hadlay Biyo La’aanta ka jirta Magaalada Hargaysa isagoo sheegay in ku tala jiraan Xukuumad ahaan sidii ay Magaalooyinka waayn ee Somaliland ay u heli lahaayeen biyo ku filan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/HbbGIEaB8j4