WAJAALE NEWS

DAAWO;-Taageerayaasha Xisbiga Wadani Oo Isku Soo Bax Balaadhan Ku Muujiyay Fagaaraha Magaalada Gabiley

GABILEY(W,N)-Ololaha maalintiii sedexaad ee doorashada somaliland ayaa waxaa maanta fagaarayaasha gobolada iyo degmooyinka dalka isku soo bax balaadhan ku muujiyay xisbiga wadani.

Taageerayaasha xisbiga wadani ee musharixiinta golayaasha wakiilada iyo deegaanka ayaa maanta wacdaro ka dhigay fagaaraha magaalada gabiley oo ay isku soo baxeen kumaan siday calanka ugaarka calanka xisbiga.

Sidoo kala waxaa isku soo baxan kala qaybgalay gudoomiyaha xisbga cabdiraxmaan cirro iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ah

HALKAN KA  DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version