WAJAALE NEWS

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyey Xuska 36-guurada kasoo Wareegtay Maalinta Dhallinyarada Somaliland

Hargeysa (W,N) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey 36-guurada kasoo wareegtay maalinta dhallinyarada Somaliland ee 20-ka Bisha Jeeniweri (January) ee sanadkii 1982-kii oo maanta ku beegan“.

Munaasibaddan oo lagu qabtay Hutel Ambassador ee magaalada Hargeysa maanta oo ay taariikhdu tahay 20.02.2018, isla markaana ay soo qaban-qaabiyeen wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha iyo dallada ay ku bahoobeen ururrada dhallinyarada Somaliland ee SONYO, ayuu madaxweynuhu ka jeediyey khudbad qiimo badan oo dhinacyo badan taabanaysa, taas oo uu si waayo-aragnimo leh ugu hogo-tusaaleeyey muhiimadda ay xukuumaddu siisay da’yarta dalka iyo qorsheyaasha uu hoggaamiye qaran ahaan u hindisay horumarintooda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version