TOG WAJAALE(W,N)-Musharax Maxamed Cismaan Maxamed Oo Usharaxn golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo Eng Maxamed Dayib Oo usharaxan golaha deegaanka gabiley Ee xisbiga ucid ayaa maanta ah oo ahayd maalintii koowaad ee ololaha khayriyada magaalada wajaale Ay iskugu soo baxeen taageerayaashoodu oo kumanaan kamid ah khariyada magaalada wajaale .
Isku soo baxa Labada musharax ee isku sidkan ayaa waxaa ka hadlay cuqaal,siyaasiyiin, ganacsato haween iyo masuuliyiin ka socday xisbiga ucid.
Dhanka kale musharax maxamed cismaan iyo eng maxamed dayib ayaa taagerayaashooda ka codsaday in ay maalinta codbixinta ee 31may ugu hagar baxaan codkooda
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;