WAJAALE NEWS

Ceerigaabo Iyo Beerta Nuura Wacdarihii Tartanka Deeqda Loo galay Maanta Daawo Sawiro

wasiir xirsiBurco(Wajaale News):-waxa Maanta Beerta Xoriyada ee Nuura lagu qabtay Xaflad aad u balaadhan laguna xusaayey ka qaybqaadashada Wadada ceerigaabo oo ay reer Ceerigaabo ka muujiyeen Dareen iyo ficil ku dayasho mudan oo ay ku taageerayaan kagana qaybqaadanayaan dhismaha wadadaasi oo ay baahi wayn u qabaan dad weynaha ku dhaqan Gobolka Sanaag.

Waxa xasuus leh oo aan marnaba la ilaawi karin in hawen weynihii ka soo qaybgalay ay kaga qaybqaateeb taageero laxaadleh oo ay ku baaqeen hadii ay ganacsato tahay, siyaasiyiin, Madax dhaqameed, Aqoon yahano waxa si gaar ah u xusan oo qofwalba xasuus ku reebay markii haweenkii madasha joogay ay soo fureen dahabkii ay qoorta ku xidhnaayeen iyaga oo muujinaaya baahida ay wadadaasi u qabeen iyaga oo ka dhiidhiyey dhibtii ka haysatay intii ay wadadaasi jirtay ee lagu rafaadsanaa.

Wajaale News
Hargaysa Office
Info wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir AbdiraxmanHabane

 

Exit mobile version