WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dood Kulul Oo Dhexmartay Musharaxiinta Maayirnimada Magaalada Berbera Iyo Wixii Kala Qabsaday Cabdishukuur Cidin Iyo Maxamed Dable!

BERBERA(W,N)-Televisionka Horn Cable Ayaa Dood uqabtay maayarka magaalada berbera cabdishukuur cidin Iyo Musharax Maxamed Dable oo ka sharaxan xisbiga Ucid usharaxan maayarnimada berbera Iyo nuur cade oo kamid musharixinta xisbiga wadani una sharaxan maayarnimo hadii uu guulaysto doorashada

Doodan ayaa ahayd mid xasaasiya oo si kulul layskugu weeraray,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODA MAAYARNIMADA BERBERA;

Exit mobile version