WAJAALE NEWS

Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisii!

HARGAYSA(W,N)-Musharax shucayb maxamed muuse oo mudo Dhowr iyo toban cisho ah ku xidhaan saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa sifo sharci daro ah ayaa maanta dib uhelay xoriiyadiisii kadib markii lagu sii daayay damaanad.

Xadhiga musharax shucayb oo xisbiga ucid uga sharaxan golaha wakiilada gobola maroodi jeex ayaa Ahaa mid siyaasiya islamarkaana ay ka danbaysay koox xukuumada katirsan oo ay isku hayb yihiin

Majirto wax faah faahin oo uu musharuxu kaga hadlay xadhigiisa .

WAJAALENEWS DESK

HARGAYSA OFFICE.

 

Exit mobile version