|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisii!
April 8, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharax shucayb maxamed muuse oo mudo Dhowr iyo toban cisho ah ku xidhaan saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa sifo sharci daro ah ayaa maanta dib uhelay xoriiyadiisii kadib markii lagu sii daayay damaanad. Xadhiga musharax shucayb oo xisbiga ucid uga sharaxan golaha wakiilada gobola maroodi jeex ayaa Ahaa mid siyaasiya islamarkaana ay ka danbaysay koox xukuumada katirsan oo ay isku hayb yihiin Majirto wax faah faahin oo uu musharuxu kaga hadlay xadhigiisa . WAJAALENEWS DESK HARGAYSA OFFICE.
Related posts:DAAWO;-Qoraa Boobe Oo Ka Waramay Qaabkii Muj Lixle Ujabiyay Jeelka Madheera Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa ... Hay’adda Caalamiga Ah Ee Amnesty International Oo ka Hadashay Xadhiga Buur-madow iyo Maxamed Kayse Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Sheegay In Gabiley Uu Ka Dhacayo Banaan Baxa ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|