WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay In Musharixintu Xasaanad leeyihiin, Xukuumadana Uga Digay Xadhigooda.

HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa War-Murtiyeed uu soo saarey ku caddeeyey in Liisaskii Komishanku baahiyey ee Musharixiinta Golayaasha Wakiilada  & Degaanadu ay leeyihiin Xasaanad Sharci taasoo KDQ uu farayo hay’adaha ay khusayso inay si buuxda u tixgaliyaan. #KDQ waxa uu si buuxda u caddaynayaa dhawrsanaanta sharciga iyo Xeerka Doorashooyinka & Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr.91/2020 uu siinayo Musharixiinta rasmiga ah muddada ay ku jiraan Hawlaha Doorashada. Sidaas daraadeed, waxa uu Komishanku si rasmiya ugu gudbiyey hay’adaha ay khusayso sida ay muhiimka u tahay tixgalinta xuquuqaha Xeerku jideeyey.

HALKAN KA AKHRI WAR MURTIYEEDKA.

Exit mobile version