|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay In Musharixintu Xasaanad leeyihiin, Xukuumadana Uga Digay Xadhigooda.
April 26, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa War-Murtiyeed uu soo saarey ku caddeeyey in Liisaskii Komishanku baahiyey ee Musharixiinta Golayaasha Wakiilada & Degaanadu ay leeyihiin Xasaanad Sharci taasoo KDQ uu farayo hay’adaha ay khusayso inay si buuxda u tixgaliyaan. #KDQ waxa uu si buuxda u caddaynayaa dhawrsanaanta sharciga iyo Xeerka Doorashooyinka & Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr.91/2020 uu siinayo Musharixiinta rasmiga ah muddada ay ku jiraan Hawlaha Doorashada. Sidaas daraadeed, waxa uu Komishanku si rasmiya ugu gudbiyey hay’adaha ay khusayso sida ay muhiimka u tahay tixgalinta xuquuqaha Xeerku jideeyey. HALKAN KA AKHRI WAR MURTIYEEDKA. Related posts:DAAWO;-Waraysi Lala Yeeshay Abwaan Weedhsame Iyo Sharaxaada Uu Ka Bixiyay Dulucda Maansada Guus! Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo U Quus Gooyay Farmaajo Soona Bandhigay Ahmiyada Uu Leeyahay Wada Hadla... DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Madaxwaye Biixi Ku Eedeeyay In Uu Isagu Doonayo In Farmaajo Yimaado H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|