WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Shaqadii Joojiyay Garsoor Ka Hawlgala Maxkamada Degmada Maydh Iyo Sobobta.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii kaga joojiyay isku meel gaadh ah  garsoor Axmed Maxamed Axmed oo ka hawgalayay maxkamada degmada maydh ee gobolka sanaag kaasi oo laga soo gudbiyaya dacwad la xidhiidha shaqada uu hayo.

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

 

Exit mobile version