WAJAALE NEWS

DAAWO “Waxaanu Kordhinay Cashuurta Qaadka Oo Kaliya” Wasiirka Maaliyada Oo ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Xisbiga Wadani.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Ayaa ka jawaabay eedo uga yimid xisbiga mucaaridka ah Ee Wadani kaasi oo uu sheegay In dhaliishoodu Aanay ahayd mid saxa

Dhanka kale Wasiirka maaliyada ayaa Ku dooday in ay Cashuurta Qaadka oo kaliya ay Kordhiyeen Isagoo xisbiga wadani Ka dalbaday hadii ay hayaan xalka sixir bararka in ay soo bandhigaan ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/dUBVvtMtrRk

Exit mobile version