WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Dayriyay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Gobolka Togdheer Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada.

BURCO(W,N)-Siyaasi ramaax oo katirsan siyaasiyiinta xisbiga ucid una sharaxan golaha wakiilada gobolka togdheer ayaa ka hadlay abaaro badan oo soo foodsaaray bulshada ku dhaqan deegaanada gobolka togdheer

Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa xukuumada iyo dadka muslimiinta ah ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmad loo fidinayo dadka ay abaaruhu soo food saareen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version