WAJAALE NEWS

DAAWO;-Odoyaal Iyo Waxgarad Ka Hadlay Xadhiga Musharax Shucayb, Kuna Baaqay In Si Deg Deg Ah Xoriyadiisa Loogu Soo Celiyo!

HARGAYSA(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka beesha musharax shucayb maxamed muuse oo maalintii sideed ku xidhan magaalada hargaysa oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalad hargaysa ayaa ku baaqay in xukuumadu cadayso cida uu uxidhan musharax shucayb oo ka sharaxan xisbiga ucid.

Sidoo kale waxgaradkan ayaa madaxwayne biixi xasuusiyay doorkii uu shucayb ku lahaa kuirsiga madaxwaynimo ee uu maanta ku fadhiyo iyo sidii uu uga soo horjeeday xadhiga siyaasiga wakhtigii aanu kursiga ku fadhiyin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version