HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay sidii ciidamada boolisku ula dhaqmeen dadkii banana baxayay iyo masuuliyiintii xisbiyada ee horkacaya
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa si gaara ula hadlay askari ciidanka birmidka katirsan oo si arxandaro ah udilay gabadh.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;