WAJAALE NEWS

DAAWO;-Beelaha Hawiye Oo Kulan Ay Ku Yeesheen Magaalada Muqdisho Kaga Hadlay Sida Ay Uga Soo Horjeedaan Mudo Kordhinta Farmaajo.

MUQDISHO(W,N)-Haldoorka beelaha hawiye oo shir ku qabtay Magaalada muqdisho ayaa siwayn uga soo horjeestay mudo kordhinta labada sano ee loo sameeyay madaxwayne farmaajo oo mudo xileedkiisii dhamaatay.

Shirkan oo ay kasoo qaygaleen madaxdhaqameedka beelaha hawiye midowga musharixiinta,siyaasi iyo haween ayaa lagu muujiyay in aanay marnaba aqbalay mudo kordhin loo sameeyo farmaajo, iyagoo ku hanjabay in wixii abni daro ah ee ka yimaada uu masuuliyadeeda qaadi doono madaxwayne farmaajo.

Sidoo kale waxgaradka iyo siyaasiyiinta hawiye ee shirkan iskugu yimid ayaa beesha caalamka ugudbiyay mawqifkooda mudo kordhinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version