WAJAALE NEWS

Banaan Baxyo Lagaga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay.

MUQDISHO(W,N)-Banaab baxyo lagaga soo horjeedo mudo kororsigii madaxwayne farmaajo ayaa caawa fiidkii ka dhacay magaalada muqdisho oo ilaa maanta galinkii hore ay xaaladeedu deganayd dagaaladii ka dhacay xaafado magaalada kamid xalay kadib.

Hadaba caawa bacdal aftirkii ayaa waxaa xaafado magaalada muqdisho ah ka bilowday isku soo baxyo lagaga soo horjeedo madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday ee farmaajo kuwaasi oo loogu baaqayay in uu iscasilo

Sidoo kale xaalada magaalada muqdisho ayaa kacsan taasi oo ay meelaha qaarna isku dhow yihiin ciidamada mucaaridka ee kazoo horjeeda farmaajo iyo kuwa maamulkiisa taageersan oo marwalba laga cabsi qabo in ay isku dhacaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version