WAJAALE NEWS

Taliye Nuux Taani Oo Ka Hadlay Tabashada Ciidamada Qaranka Iyo Fariinta Uu Udiray Dad Usheegay In Ay Arintooda Siyaasadaynayaan.

SANAAG(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo wafti uu hogaaminayo o kormeer ku maraya jiida hore ee fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland ee gobolada sool iyo Sanaag ayaa ka hadlay tabashada maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhay ciidamada qaranka ee jiida hore.

Sidoo kale taliye nuux ayaa fariin hanjabaad ah udiray dadka siyaasadaynaya arimaha ciidanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version