|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliye Nuux Taani Oo Ka Hadlay Tabashada Ciidamada Qaranka Iyo Fariinta Uu Udiray Dad Usheegay In Ay Arintooda Siyaasadaynayaan.
March 6, 2021 - Written by Editor:SANAAG(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo wafti uu hogaaminayo o kormeer ku maraya jiida hore ee fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland ee gobolada sool iyo Sanaag ayaa ka hadlay tabashada maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhay ciidamada qaranka ee jiida hore.
Sidoo kale taliye nuux ayaa fariin hanjabaad ah udiray dadka siyaasadaynaya arimaha ciidanka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Afhayeenka Madaxtooyada oo Xukuumada Ka difaacay eedaymo uu u Soo jeediyay Eng maxamed xaashi,Kuna ... Khilaafkii Xisbiga Ucid Oo Dib U Qandhaday Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Hanjabaadii Ugu Cuslayd Hawada ... Daawo:Khilaafka Masjid Jaamaca Magaalada Berbera Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Culimada Ehlu Suna Waj... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|