HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah maamulayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay ee magaalada hargaysa ayaa canbaareeyay falki gadoodka ahaa dhcay dugsiga nuuradiin qaybtii dugsiga sare ee inamada kuwaasi oo khasaare laxaadle soo gaadhsiyyay iskuulka
Sidoo kale maamulayaashan ayaa Fariimo isbarkan udiray xukuumada iyo cidkasta oo isku daydan in ay arintan siyaasadeeyaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;