WAJAALE NEWS

“Gudoomiye Beeshan Ama Bulshadan Cod Looguma Tii Tii Dhawdo, Furihii Gabileyna..Siyaasi Abiib Diiriye

GABILEY(W,N)- Siyaasi Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad)  oo ka tirsan masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga WADDANI kana mid ah haldoorka kazoo jeeda gobolka gabiley ayaa khubad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Munaasibaddii  shaacinta Musharrixiinta isku sidkan ee Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi jeex iyo deegaanka  Degmada Gabiley oo lagu qabtay magaalada gabiley.

Sidoo Kale Siyaasi Abiib ayaa sheegay in beeshan aan loogu faanin cod oo tahay beel ilaa 60kii soo bixi jirtay islamarkaana ay kazoo jeedaan dad tiro badan oo gayiga somalida caan ka ahi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version