WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Aqbalay Musharaxnimada Axmed Cali Sangub Oo Usharaxan Golaha Deegaanka Gabiley

“Waxaan Xisbiga Ucid Ugu Bushaaraynayaa In Uu Helay Meel Wayn Oo Kamid Ah Beelaha Ugu Codka Badan Gabiley ”Musharax Sangub.

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga ucid Ayaa Galabta Aqbalay musharax Dr Axmed Cali Maxamed Sangub Oo Usharaxan golaha deegaanka Ee Degmada Gabiley oo markale isku soo taagay xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley Oo uu hore uga mid ahaa.

Waxaana Munaasibad Ay xisbiga ucid ku aqbaleen ka hadlay Caaqil Maxamed Cabdi Qawdhan iyo Musharax xildhibaan Sangub.

Sidoo kale gudoomiye kuxigeenka xisbiga ucid siciid ucid oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay ka xisbi ahaan aqbaleen musharaxa golaha deegaanka degmaday gabiley utaagan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version