TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid iyo wafti u hogaaminayo magaalada wajaale kaga qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay laba musharax ee beesha cabdi cali yoonis jibriil uga kala sharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley taasi oo siwayn loo soo Agaasimay .
Waxaana magaalada wajaale gudoomiye faysal kusoo dhaweeyay madaxdhaqameedka iyo boqalaal kamid shacabka ku dhaqan magaalada wajaale ee soo xulay laba musharax.
Sidoo kale munaasbiad ayaa laga jeediyay hadalo la xidhiidha taageerada ay beeshu uhayso xisbiga ucid iyo musharixiinta ay beeshu soo xulatay.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;