WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbixin Ku Saabsan Dhalinyarada Magaalada Gabiley Ee Barata Xirfadaha Farsamada Gacanta!

GABILEY(W,N)-Warbixin laga diyaariyay dhalinyarada kala duwan eek u dhaqan magaalada gabiley ee barta farsamada gacanta kuwaasi oo isagu jira hablo iyo dhalinyaro kuwaasi oo barta laydhka, biyo galinta iyo waxyaabo kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version