WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirwaynaha 5aad Ee Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaarada cadaalada,xidhiidhka golayaasha iyo  masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada ayaa ka qaybgalay shirwaynaha ururka qareenada somaliland oo maanta ka furmay magaalada hargaysa.

Waxaana munaasibadan shirkan hadalo ka jeediyay masuuliyiin xukuumada tirsan xubnihii hore ee ururka qareenada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version