HARGAYSA(W,N)-Maxbuus mudo 20sano ah ku xidhnaa jeel hargaysa oo dhawaan la siidaayay kadib markii wariye cabdimaalik muuse coldoon ka hawlgalay siidayntiisa ayaa maanta lagu wareejiyay lacag dhan 15000kun doller. Taasi oo uu gudoonsiiyay wariye coldoon oo ay dad muxsiniin ahi usoo wakiisheen,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;