HARGAYSA(W,N)-Maamulka Dugsiyada Nuuraadiin ayaa ka hadlay gadood ay manta sameeyeen ardayda secondry ah ee Iskuulka nuuradiin qaybtiisa inamada oo burburiyay qaybo kamid ah dhismaha iskuulka iyo gaadiid.
Sidoo kale Maamulaha guud ee dugsiyada Nuuraadiin Mahad Ibraahim iyo xubno kale oo katirsan maamulka iskuulka ayaa sheegay in la baadhi doono waxa sobobay in ardaydu talaabo noocan ah ku kacaan iyo talaabooyinka laga qaadi doono.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;