WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadooyin Laami Ah Oo Ay Ka Hirgalinayaan Magaalada Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xoghayaha dawlada iyo xubno katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa manta kormeer kusoo maray dhismaha wadooyin casri ah oo ay dawlada hoose ee gabiley ka hirgalinayso magaalo ganacsiyeedka tog wajaale,

Sidoo kale waxaa kormeerkan maamulka dawlada hoose ee gabiley ku weheliyay maamulka degnada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version