WAJAALE NEWS

DAAWO;-Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Shaqaalihii Kaadh Qaybinta Ee Gobolka Maroodi Jeex.

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta kala diray shaqaalihii kaadh qaybinta ee gobolka maroodi jeex oo kuwaasi oo ka hawlgalaya inka badan 360goobood.

Sidoo kale komishanka ayaa bulashada ugu baaqay in ay qataan kaadh codbixinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version