DAAWO;-Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Shaqaalihii Kaadh Qaybinta Ee Gobolka Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Shaqaalihii Kaadh Qaybinta Ee Gobolka Maroodi Jeex.
March 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta kala diray shaqaalihii kaadh qaybinta ee gobolka maroodi jeex oo kuwaasi oo ka hawlgalaya inka badan 360goobood.

Sidoo kale komishanka ayaa bulashada ugu baaqay in ay qataan kaadh codbixinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS