GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani iyo wafti uu hogaaminaya manta magaalada gabiley kaga qaybgalay munaasibad beesha gurgure ku shaacinaysay musharax Ismaaciil Daahir Axmed Oo umatalaya golaha deegaanka degmada gabiley oo lagu qabtay magaalada gabiley.
Munaasibadan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay madaxdhaqameed,siyaasiiyin kuwaasi oo soo dhaweeyay musharax utartamaya golaha deegaanka gabiley
Sidoo kale Gudoomye ciro ayaa soo dhaweeyay musharaxan iyo beesha uu kazoo jeedo ooh ore xisbiga utaageeri jirtay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;