WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Horumarinta Wajaale Oo Deeq Lacag Ah Ku Wareejiyay Maamulka Gobolka Gabiley.

TOG WAJAALE(W,N)-Gudida ganacsadaha magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa deeq lacageed ku wareejiyay maamulka gobolka gabiley ka degmada wajaale taasi oo loogu talo galay dhismaha wadada isku xidha magaalada iyo godka loo raray qashin qubka magaaalada.

Waxaana munaasibada ay gudidu ku wareejinaysay lacagtan oo dhan 18000$ ka hadlay maamulka gobolka gabiley ka degmada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version