WAJAALE NEWS

Suldaankii Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJICUUN.

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,Unaxariistee Waxaa goordhawayd Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ahaa  suldaankii guud ee Beelaha Somaliland.

Suldaan ayaa la sheegay in uu ugeeriyooday xanuun kusoo Booday Kaasi oo loo dhigay Cusbitaalka Haldoor Ee magaalada Hargaysa Kaasi oo uu ku geeriyooday goordhwayd Alle ha,unaxariistee

WIXII FAAH FAAHIN AH KALA SOCO WARARKEENA DANBE WAJAALENEWS

 

 

Exit mobile version