|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaankii Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa.
February 12, 2021 - Written by Editor:INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJICUUN. HARGAYSA(W,N)-Alle ha,Unaxariistee Waxaa goordhawayd Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ahaa suldaankii guud ee Beelaha Somaliland. Suldaan ayaa la sheegay in uu ugeeriyooday xanuun kusoo Booday Kaasi oo loo dhigay Cusbitaalka Haldoor Ee magaalada Hargaysa Kaasi oo uu ku geeriyooday goordhwayd Alle ha,unaxariistee WIXII FAAH FAAHIN AH KALA SOCO WARARKEENA DANBE WAJAALENEWS
Related posts:DAAWO;-Wasiirka Cadaalada JSL Oo Qaabilay Komishanneerka Ciidanka Asluubta Ee DDSI Oo Socdaal Ku Yim... “Madaxweyne Biixi Waxa Uu Nagu Yidhaah-daa Laba Nin Oo Garxajis Ah Ayaa Isugu Kay Tageya..”Siyaasi I... Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeed Geerida Ku Timi 14-kii Qof... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|