Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Dafiray Cashuuro Xaddhaaf Ah Oo Wasaaradiisu Ka Qaado Taarikada Gadiidka Iyo Liisamada.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka cabdilaahi abokor oo wax laga waydiiyay lacagta ay wasaaradiisu ka qaado badalka taarikada gaadiidka iyo liisamada ayaa sheegay in aanay qaadin wax cashuur ah oo la xidhiidha taarikada iyo liisamada wadayaasha gaadiidka oo bulshadu cabasho xoogan ka muujisay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;