WAJAALE NEWS

Nin Soomaaliya Oo Indhoole Ah Oo Lagu Dhex Arkay Isagoo Ka Barbar Dagaalamaya Dagaalyahannada Suuriya (SAWIRRO)

Suuriya(W.N): – Nin soomaali ah oo la magac baxay Taymullah al-Somali islamarkaana haysta dhalashada Holandeska ayaa kasoo dhex muuqday mid ka mid ah kooxaha ka dagaalama Suuriya ee lagu magacaabao ISIS (Daacish) kuwaas oo ka dagaalama gudaha dalka Suuriya iyo waliba dalka Ciraaq.
Ninkan ayaa waxaa sidoo kale la sawiran wiil kale oo soomaali ah kaas oo isna qurbaha ka tagay, waxaana la la`aa labaduba in mudo ah.Soomaalida dhalinyarada ah ee u safray dalka ay dagaaladu ka socdaan ee Suuriya ayaa sii kordhaya, waxaana ay isugu jiraan gabdho iyo wiilaali oo qaarkood ku dhintay amaba ku dhaawacmay dagaaladaasi.
indholjihad4

Exit mobile version